Hot Topics

Video:-Waraysi xiiso leh oo uu bixiyay Wasiir Axmed Cawad

Wasiir Cawad ayaa tacsi ka diray dadkii Soomaaliyeed ee lagu dilay Kismaayo, Wuxuuna xusay in Wasaaradda Arimaha debeddu ay bixin toonto Sanad kasta Abaal Marin loogu magac daray Hodan Naaleeye, Taasi oo lasiin doono Qof Soomaaliyeed oo dalkiisa ka bixiyey Sawir wanaagsan.
Wasiir Cawad waxaa uu ka hadlay Shirka uu magaalada London uga Qayb galay, Arimaha looga hadlay, Kulamo uu la yeeshay Madaxda Dawladda Ingiriiska Iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka