Hot Topics

VIDEO: Guddiga Qabanqaabada Dib u Heshiisiinta Galmudug oo la magacaabay.

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS, Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug.