Hot Topics

Video:-Nuux Taani’Ciidamada Badhan ka goostay waa ku faraxsanahay oo awlba waxba nooguma oolin lacag bay iska qaadan jireen”

aliyaha ciidamada Milatariga Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo ka hadlay Ciidan dhawaan ka goostay Somaliland oo Fadhigoodu ahaa magaalada Badhan ayaa sheegay inay ahaayeen Ciidamo Culays uun ku hayey Somaliland Balse aan waxba u Qaban.

“25 Sano ayuunbay mushahaar Somaliland ka qaadanayeen, Wax ay noogu filnaayeen oo ay Na tari jireen ma jirin, markaa tagi doodu dhibaato noo keeni mayso, Waan ku Faraxsanahay inay iska tagaan, Lacag bilaash ah ayay Qaadan jireen”,hoos ka daawo muuqaalka-

Halkan hoose ka daawo muuqaalka