Madaxweyne Xaaf oo hambalyo u diray Madaxweynaha Jubbaland (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Hambalyo u diray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Islam(Axmed Madoobe) oo labo iyo labaatankii bishan loo doortay Madaxweynaha Jubaland ee afarta sano ee soo socota hogaamin doona Jubaland.