Hot Topics

VIDEO: Wasiir Gallan “Garoowe waxay kamid tahay Caasimadaha ugu amniga badan Caalamka, balse…”

Wasiirka Amniga Dowladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa sheegay in caasimadda Garoowe ay kamid tahay caasimaddaha ugu amniga badan dunida haddana loo baahan yahay in la sii tayeeyo.