Hot Topics

Madaxweynaha Puntland oo Boqalaal Dhalinyaro ah kula hadlay Qardho+VIDEO

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta Boqolaal Dhallinyaro ah kula hadlay Garoonka Kubadda Cagta ee Qardho.