Hot Topics

Garoowe: Wararkii ugu dambeeyay Baarlamaanka oo kulan leh

Xildhibaanada Golaah Wakiilada ayaa kulan aan caadi aheyn ku leh xarunta Baarlamaanka ee Garoowe, kaas oo looga hadlayo Mooshin laga soo gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland C/xakiin Dhooba-daareed.

Xildhibaanada ayaa la filayaa in marka uu soo dhamaado kulankooda, ay cod u qaadaan Mooshinka xilka looga qaadayo Guddoomiyaha Baarlamanka (Dhoobo daareed), iyadoo Ay mooshinkaasi saxiixeen 44 xildhibaan.

Saxaafadda ayaa banaan-joog ka ah kulanka ay lee yihiin haatan madanayaasha Baarlamaanka, iyadoona la filayo in Goor-dhow loo fasaxo.

Wixii Kasoo Kordha kala soco Idil News.