Hot Topics

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo shuruudo hor-dhigtay Iskuulada ay Maamusho+Akhriso

Wasaaaradda Waxbarashada,Hiddaha Iyo Tacliinta Sare waxay bilaabaysaa Ololaha Diiwaan gelinta iyo Kormeerka kaas oo kor tagi doono dugsi kasta oo wadanka ku yaala oo waxbarasho ka socoto.

Waxaa qaybta ugu soo horaysa ay ka bilaaban doontaa Gobolka Banadir oo loo qorsheyey in ay qabsoomto inta u dhaxaysa 25.11.2019 ilaaa 10.12.2019.

Dugsiyada waxaa si hor dhac ah loo ogaysiinayaa dugsiga inaan laga waayin dukumiintiyadda ku qoran lifaaqa hoose.

Hoos Akhriso Shuruudaha laga rabo Iskuulada.