Hot Topics

Video:-Bankiga Dhexe Ee Puntland Oo la casriyaynayo

Gudoomiyaha Bankiga,ayaa tababar Garowe uga furay shaqaalaha Bankiga,iyadoo lagu tababarayo nidaamka electronic-ga casriga ah ee Bankiga Dowladdu u guurayo,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka