Hot Topics

Video:-Ciidamadii ka gadooday Daraawiishta Oo la xaliyay tabashadoodii

Masuuliyiin katirsan golayaasha dowladda Puntland iyo taliska ciidanka Daraawiishta ayaa ku guulaystay inay xaliyaan tabashadii ay qabeen ciidamo dhawaan gadood sameeyay, waxaana dib loogu celiyay fariisimahooda gobolka Bari.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2689851104428985&id=1347891271958315