Hot Topics

Video:-Maamulka cusub Ee Gardafuu Oo xilkii la wareegay

Gudoomiyaha Gobolka Garda-fuu Muusi Saalax ayaa Xilka Kala Wareegay Maamulkii Hore Waxaana Xilwareejinta Gudoomiyaha Ka qaybgalay Wasiiru-Dawlaha Wasaarada Arimaha Gudaha Federaalka Iyo Dimuqraadiyaynta Dawlada Putland Iyo Masuuliyiin Kala,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka