Hot Topics

Video:-Dowlada Hoose Ee Bosaso Oo tartan shaqo qabatay

74 qof oo kamid ah Codsadayaasha Shaqooyin Banaan oo ay Dhawaan Naadisay Dawlada Hoose ee Dagmada Boosaaso ayaa u fadhiistay Imidtixaan ay Ku Doonayaan Ku guulaysiga Shaqooyinka Banaan,hoos ak daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka