Hot Topics

Video:-Shirka daneeyayaasha Puntland Oo Garowe ka socda

Garowe waxa maalinti 2 aad ka soconaya shirka Daneeyasha Puntland ee ku saabsan qorshaha hormarinta Puntland ee shanta sano, kaas oo ay ka qaybgalayaan dhamaan wasaaradaha iyo Hay’adaha madaxa bannaan ee dowladda Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka