Hot Topics

Video:-Muqararka Dugsiyada Xanaanada caruurta Puntland Oo la daahfuray

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa magaaladda Garowe ka daah-furtay Qorista muqararka ama habraaca dugsiyada xanaanada iyo bar-baarinta caruurta ee deegaanada Puntland,hoos ak daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka