Hot Topics

Shirkii Midaynta Maaliyada Somaliya Oo soo gabagaboobay

Shirka Midaynta maaliyada Somaliya ee Kismaayo ka socday,ayaa soo afmeermay.

Shirka waxaa kasoo baxay Warmurtiyeed ay ku midaysan yihiin dhamaan Wasiirada ka qaybgalay.

Waxaa jira heshiis ay wada saxiixeen oo ka doodistiisu mudo soo socotay.

Jubaland,ayaa shirkan martigalisay doorna ka qaaday guushiisa.

Jibril Qoobey.