Hot Topics

Video:-Muxuu ka yiri Deni doorashada Fadaraalka,dagaalka Towfiiq iyo Somaliland

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlayay casuumad uu ugu sameeyay duleedka Garowe Isimada Gobolka Bari,ayaa sheegay khilaafka Puntland iyo Dowlada dhexe ee soo noqnoqda uu sababayo dhamaystir la”aanta Dastuurka Fadaraalka.

Sidoo kale Deni oo ka hadlay dhaqdhaqaaqa Somaliland ee Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn,ayaa yiri..

“Soomaaliland waxay ku soo ordaysaa Dal iyo Dad aysan lahayn”.

Dagaalkii Degmada Towfiiq ayuu sheegay in ay ka danbeeyeen siyaasiyiin dad-isku-dir ah,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka