Hot Topics

Wararkii ugu danbeeyay qaraxii Gaalkacyo

Qarax ka dhacay Magaalada Gaalkacyo,ayaa lagu weeraray Hotel uu daganaa Talyaha Ciidamada Lugta ee Dowlada Fadaraalka.

Hotel Golobal oo ku yaala Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ayay wararkii ugu danbeeeyay sheegayaan in uu isku qarxiyay qof naftii hure ahaa.

Wararku waxay intaas ku darayaan Qofka is qarxiyay in uusan ku guuleysan Hotelka in uu gudaha u galo oo isku qarxiyay banaanka hore.

Talye Dirir waa ka badbaaday qaraxaas sida warku sheegayo.

Ciidamada amaanka,ayaa Rasaas xoog leh furay Qaraxa kaddib.

Jibril Qoobey.