Hot Topics

Air Jabuti Ooduulimaad toos ah ka bilowday Puntland

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta daah-furay duulimaad toos ah (Garoowe-Djibouti) oo Shirkadda Diyaaradaha Jabuuti Airlines ay ka bilowday magaaladda Garoowe.