Hot Topics

Video:-Madaxweyne Deni Oo ku qaabilay Qasriga Madaxtooyada wafti ka socda Qaramada Midoobey.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobey, oo uu hogaaminayo ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Mr Adam Abdelmoula,hoos ka daawo muuqaalka.


Halkan ka daawo muuqaalka