Hot Topics

Video:-Karaash Oo qado sharaf Usameeyay Cumar Cabdirashiid

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Deegaanka Hadhwanaag qado sharaf ugu sameeyey Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowlada Fadaraalka Soomaaliya Senator Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo maalmahan ku sugnaa Puntland.