Hot Topics

LIVE: Munaasabadda soo bandhiga Wax-qabadka Madaxweyne Deni sanad kaddib

Xaflad lagu soo bandhigayo waxa u qabsoomay sanad kaddib Xukuumadda Puntland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Siciid C/llaahi Deni ayaa haatan ka socota Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.