Hot Topics

Isku socodka Gaadiidka ee la hakiyay

Shacab aan waxba lagu darsan nolol maalmoodkooda in xayiraad loogu sii daro,waa dhibaato.

Madaxweyne xiligan adag dalxiis ujooga duleedka Garowe in uu amaro aan loo meel dayin Dadka dusha ka saaro waa masuuliyad daro.

Amarka joojinta isku socodka Gobolada mid loo baahnaa xiligan maba ahayn,hadiise lasoo saarayo waxay ahayd in faahfaahin iyo qiimayn lagu sii daro.

Amar qalalan oo la dul dhigi Bulsho nolosheeda lakacaa kufaysa waxaa lagu tilmaami karaa naxariisdaro.

Xerida Masaajidyada waa loo baahnaa oo waa laga maarmi karaa,waana baahi muhiim u ah ka hortaga Xanuunka,balse isku socodka Gaadiidka joojintiisu baahi Caafimaad mahan xiligan.

Halkan ka akhriso

Jibril Qoobey.