Hot Topics

Axmed Karaash: Aniga iyo Madaxweyne Deni salaanta iskama qaado (VIDEO)

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo wareysi gaar ah siiyay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa si kulul u dhaleeceeyay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, isagoona sheegay in aysan salaanta iska qaadin isaga iyo Madaxweynuhu.