Madaxweyne Deni “Waraaqaha soo baxaya u maleyn maayo in Madaxweyne ku-xigeenka Puntland soo saaray” (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, oo wareysi siiyay BBC ayaa sheegay in uusan hubin in ay rasmi wadayihiin waraaqaha ku soo baxa magaca Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo in uu awood buuxdo u leeyahay kaligii go’aamada uu qaatay.