Dil qisaas ah oo ka dhacay Bosaso

Saakay waxaa Bosaso lagu qisaasay Askarigii horay udilay Talyihii amaanka garoonka diyaaradaha Bosaso Xasan Shire Amaan rabi ha unaxariistee.

Faahfaahinta sida xukunku udhacay dib,ayaan idin kala wadaagi doonaa.

Jibril Qoobey.