Hot Topics

Mid kale oo ka mid ah Talyayaashii Madaxtooyada Puntland oo is casilay

Mid kale oo ka mid ah Talyayaasha Madaxtooyada Puntland oo iska casilay xilkii uu hayay.

Bashiir Nayl waxuu ka shaqayn waayay sida aan xogta ku helay Xasan Deni oo ay walaalo yihiin Madaxweyne Deni.

Xasan waa Ninka dartiis uu shaqada uga tagay Talyihii guud ee ilaalada Madaxtooyada bil ka hor kadib markii uu Madaxweyne Deni waxba ka qaban waayay khaladaadkiisa.

Sida muuqata way adag tahay in Deni sii hogaamiyo Umadan baahida uqabta hogaan waxtar leh.

Jibril Qoobey.