Hot Topics

Faroole oo dib boorka uga jafay Xisbigiisii Horseed

Faroole Xisbigisii Horseed ee xiligii uu Madaxweynaha ahaa uu samaystay,ayuu dib boorka uga jaftay.

Waxaa lagu xantaa Xisbiga Faroole magac loo qariyo oo ah “Kaalay murane”.

Sidaan xogta ku helay waxaa xubno ka ah isaga,Wiilashiisa iyo Tigey Gudoomiyihii hore ee Gobolka Mudug oo waayahan ay daba socotay fadeexad lacageed oo ku aadan qaaraan ururintii Gardafuu.

Dadka intooda badan waxay u arkaan in uu noqon doono Xisbiga Faroole mid muran iyo ilaaq loo furtay oo aan macno kale Umada kusoo kordhon doonin.

Jibril Qoobey.