Hot Topics

Madaxii Sirdoonka Alshabaab ee Puntland iyo Galmudug oo la qabtay

Ninkan shalay,ayuu ka fakadey hawlgalkii lagu dilay madaxii amniyaadka Alshabaab ee Mudug iyo Sool.

Maanta ayay hawlgal kale oo wadajir ah Ciidamadu gacanta kusoo dhigeen.

Aweys,ayaa loo yaqaan, waana Madaxa Qaraxyada,Sahanka iyo Sirdoonka Alshabaab ee Puntland iyo Galmudug.

Guul la taaban karo ayay Ciidamada Puntland ee Mudug ka gaareen maalmihii lasoo dhaafay la dagaalanka argagixisada.

Jibril Qoobey.