Hot Topics

Video:-Dhabancad oo bixiyay Waraysi muhiim ah

Radio Daljir iyo wariyahaba waa ku bogaadinaynaa Waraysigan muhiimka ah ee ay ka qaadeen Wasiir Dhabancad.

Si gaar ah waxaa tixgalin umudan su’aalaha xiligan muhiimka ah ee Wasiirka la waydiiyay.

Su’aasha muhiimka ahayd ee waraysiga ka maqan waa Duqa Gaalkacyo iyo waxqabad xumidiisa.

Dhabancad markaan la xaqirayn waa Wasiirka kaliya ee Deni haysto oo Umada wax usheegi kara aqoon ahaan,xog-ogaalnimo ahaan iyo aftahanimo ahaan,inkastoo xiriirkiisa bulshadu uu liito sida Wariyuhuba usheegay.

Balse waxaa aad usii qurux badnaan lahayd in Madaxweynuhu sidaanoo kale saxaafada usoo hor istaago una ogolaado su’aalahan oo kale in lagu boobo asagoon caroona uga jawaabo.

Halkan ka daawo muuqaalka