Hot Topics

Xaalada Caafimaad ee Madaxweyne Den oo laga dayrinayo

Madaxweynaha rabi ha caafiyo safarkiisa caafimaadkana ha noqdo mid uu ku soo guuleeysto.

Sida aan xogta ku helnay Madaxweynaha maalmihii udanbeeyay,waxaa soo wajahay xanuun siyaada ah.

Ilo xog ogaal ah oo Madaxtooyada ka agdhow waxay xaqiijinayaan in ay ubadan tahay in dalka dibadiisa uu u aado xaaladaas caafimaad ee lasoo daristay.

Caafimaadka Madaxweynuhu ma wanaagsana tan iyo intii uu xukunka qabtay.

Jibril Qoobey.