Hot Topics

Mawqifka Puntland Ee doorashada 2020

WAR-SAXAAFADEED:: Mowqifka Puntland ee doorashooyinka Soomaaliya 2020/2021.

Puntland waxey ku dhawaqdey in ay ka baxdey gudigii isku soo dhaweynta Puntland iyo Dowlada faderaalka Somaliya. .

Sidoo kale Dowlada Puntland waxey sheegtey inaysan wax shir ah oo doorashada Dowlalda faderaalka Somaliya looga hadlayo Wixii ka danbeeya 20-june-2020 aysan qayb ka noqon doonin.

Puntland ayaanna Markan qaadatey go’aano adag oo aysan marna dib uga laaban doonin.

Halkan ka akhriso