Hot Topics

Golaha iskaashiga oo ka digay muuqaal anshax-xumo ah oo laga duubay Waare

Golaha Iskaashiga Dawladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka,ayaa aad u canbaareeyay muuqaal anshax-xumo ah oo laga duubay Madaxweynaha Hir-Shabelle xili uu ku sugnaa magaalada Baydhabo.

Muuqaalkan si qarsoodiya waxaa uduubay Xaafiiska Ra’isalwasaaraha oo ilaa iyo hadana gacanta ku haya.

Ujeedka laga lahaa duubista muuqaalkan qarsoodiga ah,ayaa ahayd in lagu bahdilo Madaxweyne Waare,isla markaana dano badan laga dhamaysto.

Golaha iskaashiga Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka waxay aad ucanbaaraynayaan Muuqaalkaas,iyagoobku baaqay baaris deg-deg ah.

Halkan ka akhriso

Jibril Qoobey.