Hot Topics

Qaramada midoobey oo udigtay Fahad Yaasiin

Fahad Yaasiin waxaa si cad loogu sheegay in Ciidamada hay’ada sirdoonka wax talaabo ah aysan ka qaadi karin siyaasiyiinta iyo shacabka ay dhici karto in ay kacdoon ka dhan ah Xukuumada ku dhaqaaqaan.

Fahad waxaa looga digay ku lug lahaanshaha cadaadis lagu sameeyo siyaasiyiinta iyo shacabka mar kale.

Fahad Yaasiin si dadban,ayaa loogu hanjabay looguna sheegay in isla xisaabtan jiri doono.

Kulankii maanta isaga iyo wakiilka Qaramada Midoobey,ayaa lagu soo gaarsiiyay digniintaas sida aan ka helay ilo lagu kalsoonaan karo.

Waa talaabo kale oo dharbaaxo xoog badan ku ah Farmaajo.

Jibril Qoobey.