Hot Topics

Heestii Waayaha cusub oo noqotay tii ugu saamaynta badnayd 20-kii sano ee udanbeeyay

Heestii Saado Cali rabo ha’unaxariistee ee ahayd “War Ninkow,Ninkow,Land Cruisser gado soo bari galay Geeska Afrikoow” kama xigmad iyo Erayo liidato Heesta Shiine Ikhyaar.

Sidoo kale in ay Heestu kululayd oo macno leedahay,waxaa muujinaya Waaxdii Warfaafinta Madaxtooyada shalay wax kale maqaban aan ka ahayn ka hortagida Heestaas.

“Naakhudayaashiyo Nacamlaha warkooda wixi nabad u haysto naxlibaad kunooshahay in lanaaro mooye talo uma nuglaadan. Waayaha cusub.”Erayo meel fog loogu tagay.

Credit Card-radii Madaxtooyadu waxay ku dhamaadeen iibinta Dislike-ta Youtube.

Xataa Gabadha Canbuurkeedii ayay Waaxdu lacag galisay in lagu mashquulo!!.

Heestaasi saamayntii laga rabay waa samaysay Nabar iyo Naxdina waa ka ilmaysiisay.

Jibril Qoobey.