Hot Topics

Jubaland oo iska diiday 2-da sano Villa Somaliya ugu yaboohday

Dowlada Jubaland oo ka jawaabtay hadalkii kasoo baxay Villa Somaliya ee ku aadanaa doorashadii iyo mudo xileedka Madaxweyne Axmed Madoobe.

Jubaland ganafkay ku dhufatay 2-sano ee kasoo yeeray Villa Somaliya,waxayna ku tilmaantay nasiib daro aan loo baahnayn.

Jibril Qoobey.