Hot Topics

Faallo:Labadan Nin mawada doodi karaan!!

Soomaaliyaay, ayaan daran!!

Labadan Nin ma wada doodikaraan, mana wada gorgortamikaraan!!

Nin taageerada shacab goosasha doon ah ku xisaabtamaya iyo Nin codadka Baarlamaanka uu ka heli karo ku xisaabtamayaa ma wada gorgortamikaraan.

Nin ku fooggan xoog iyo dagaal uu dalka ku kala gooyo isagoo Shacab Soomaaliyeed oo midnima doon ah dhiiggooda daadinaya iyo Nin ku dhici waayey in uu xuduuddii lixdankii la tirtiray ka tallaabaa ma wada gorgortami karaan.

Nin ay qadiyad uu u soo dagaallamay shidayso iyo Nin kursi jacayl shidayaa ma wada gorgortamikaraan.

Soomaaliyaay, ayaan daran!

Mohamed Geldoon.