Hot Topics

Mudaharaadyo looga soo horjeedo Shirka Jabuti oo ka bilaamay Puntland

Shacabka Puntland ee Gobolada Cayn iyo Sanaag,ayaa si weyn uga hor yimid Shirkii Jabuti.

Mudaaharaadyo balaaran,ayaa ku dhacay Magaalooyinka Goboladaas oo idil,waxayna shacabku ku dhawaaqayeen erayo lid ku ah wada xaajoodka Jabuti.