Hot Topics

Somaliland oo guulo kala hoyatay Shirkii Jabuti

Sida aan horay u faalaynay Shirka Jabuti waxaa si buuxda ugu guulaysatay Somaliland.

Dhanka Dowlada Fadaraalka oo ay shirka ku matalayeen sadexda hogaamiye ee ugu saraysa waxay xataa ku guulaysan waayeen lahjada diblomaasi ee la isticmaalayo in aan Qaranimada lagu ilhaamayn.

1- Somaliland waxaa loo ogolaaday in Sool, Cayn iyo Sanaag ka mid yihiin Somaliland cid kasocotana aysan ka imaan karin Dhinaca Dowlada Federalka.

2- waxaa loo ogolaaday Heshiisyada Caalamigaa ee Maalgashiga inay toos ula gali karaan ciday rabaan.

3- Deeqda Caalamigaa qaybtooda inay toos ugu dhacdo.

Qodobadan waa hordhac weli si dhamaystiran uma soo bixin heshiiska.

Jibril Qoobey.