Hot Topics

Somaliland oo war kasoo saartay shirkii Jabuti

War Saxaafadeedka Somaliland ay kasoo saartay shirka waxuu muujinayaa isku kalsoonaan iyo in ay kasoo adkaadeen dhinicii kale ee wada xaajoodka kula jiray.

Sida xoguhu sheegayaan labadii khudbadood ee Farmaajo iyo Muuse waxay beesha caalamka usoo istaagtay una aragtay garnaqsi la taaban karo doodii Muuse Biixi.

Somaliland 30-kii sano ee ay baadigoobka ugu jirtay aqoonsiga lana xaajoonaysay Madaxda Dowlada Fadaraalka fursada ay heshay ma helin.

Waxaa muuqata in ay dhab noqotay is canaansigiii reer Somaliland ee ahaa Ninkii ugu jilicsanaa abid,ayaa Villa Somaliya fadhiyee aan ka cad goosano.

Farmaajo markale waxaa taariikhda ugashay xadgudub qaranimo.

Jibril Qoobey.