Hot Topics

Imtixaanka Shahaadiga oo si rasmi ah uga bilowday Puntland

16500 oo Arday,ayaa saakay ufariisatsy Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada sare iyo Fasalka 8-aad Puntland.

Guud ahaan Puntland Raas-caseyr ilaa Goldogob hal daqiiqo oo isku mid,ayuu Imtixaanku ka bilowday saakay .

Madaxweynaha Dowlada Puntland,ayaa si rasmi ah udaahfuray Imtixaanka Shahaadiga.

Puntland waxay horumar la taaban karo ka samaysay Waxbarashada.