Hot Topics

Axmed Madoobe iyo Xasan Shiikh oo wax badan isla fahmay

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam,ayaa kulan talo wadaag ah la qaatay Madaxweynahii hore ee JFS Xasan Shiikh Maxamuud.

Madaxweynaha oo hoyigiisa ku booqday Madaxweynahii hore Dalka,ayaa kulankan waxa ay kaga wada hadleen Arimaha Doorashooyinka iyo wakhtiga kala guurka ah.

Sida ilo xog ogaal ah xaqiijinayaan labada Madaxweyne way isla fahmeen arimihii ay kawada hadleen.

Muhiimada kulanku waxuu daarnaa in isku aragti laga ahaado sidii Farmaajo cadaadis loo saari lahaa.