Hot Topics

VIDEO: Booliska Gobalka Mudug oo lagu wareejiyay 400 Jaakadood

Guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur-yare ayaa 400 Jaakadooda oo nooca Boolisku xirto ah ku wareejiyay Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Mudug.