Hot Topics

Dayactir lagu sameynayo waddooyinka Degmada Burtinle (VIDEO)

Dowladda hoose ee degmada burtinle oo ka duulaya hadafkoodi ahaa naadiifinta iyo cagaarinta degmada ayaa maanta ka bilaabay olale dayactir lagu sameenayo wadooyinka weyn ee degmada Burtinle ee Gobalka Nugaal.