Hot Topics

Ugaas Abdulqaadir Cilmi Filig oo baaq u diray Bulshada Reer Puntland (VIDEO)

Ugaas Abdulqaadir Cilmi Filig ayaa ugu baaqay Bulshada Reer Puntland ee ku sugan gudaha dalka iyo Dibedda, inay ka qeyb-qaatay dhismaha wadada Gaalkacyo, Galdogob iyo Bursaalax rasmi ah u bilowday.

“Dhismaha wadada Gaalkacyo, Galdogob iyo Bursaalax rasmi ayay u bilaabatay, cid walba ha ka qayb qaadato” ayuu yiri Ugaas Abdulqaadir Cilmi Filig.