Hot Topics

Video:-Wasaaradda Qorshaynta oo soo bandhigtay xog ururin laga sameeyey Gobollada Puntland

Wasaaradda Qorshaynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dawladda Puntland,ayaa Garowe kusoo bandhigtay xog ururin laga samayey Gobollada Puntland qaarkood taas oo loogu kuur-galay saamaynta dhaqan-dhaqaale ee cudurka Covid19 ku yeeshay Puntland.

Halkan ka daawo muuqaalka