Hot Topics

Yaa ka danbeeyay rabshadihii maanta iyo Garowe

16-ayaa gacanta lagu dhigay oo ka mid ahaa Abaabulayaashii Rabshadihii Maanta iyo Garowe.

Laascaanood,ayay fadhiyeen 7-beri ee ugu danbaysay oo ay ku diyaarinayeen qorshaha,ka horna Xamar ayay ka yimaadeen oo laga soo anba bixiyay.

Xalay ayay intoodii badnayd soo galeen Garowe.

Ninka Live-ka soo galay ee Gabadha Afka duuban waraysanaya waa Dhulbahante Meherad yar ku haysta Aaga Meeraysane gacantaana lagu hayaa.

Gabadha uu waraysanayo waa isla Dhulbahante,waxaana ay FC kusoo gashaa Layla-Layla Hooyadeedna waa reer Muuse Mataan,iyadana waa la aqoonsaday.

Ninka Labaad ee Live-ka ku jiray isaguna waa Dhulbahante waana la aqoonsaday.

Guud ahaan xoguhu waa soo urureen khaladkana dhacayna fududaysiga Ciidanka xogaha ay heleen,ayaa sababay.

Jibril Qoobey.