Hot Topics

Maxaa kasoo baxay Kulankii Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada?

Xalay kulankii Zoom-ka ahaa ee Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka wuu qabsoomay.

Kulanka waxaa laysla gartay in Laftagareen u tagao Farmaajo kana keeno war cad ka hor inta aysan kulan kale iskugu sio laaban Madaxweynayaasha Diwladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka

Jibril Qoobey.