Ma dhabaa in Abiy geeriyooday?

20-beri ka hor,ayuu soo baxay warka sheegaya in uu xanuunsan yahay Ra’isalwasaare Abiy.

Abiy Axmed mudooyinkan danbe wuu ka maqnaa Baraha Bulshada.

Warar laga helay Saxaafada Xabashida ee mucaaradka ku ah,ayaa lagu sheegey inuu u baxsaday South Africa.

Markale,ayaa waxaa soo baxday hadana in uu haleelay Covid 19.

Haatan waxaa ugu danbeeyay warar sheegaya in la sumeeyay,iyadoo lagula tacaalayo xaaladiisa Caafimaad Isbitaal ciidamada Faransiiska ku leeyihiin duleedka Magaalada Casablanca ee dalka Morocco.

Jibril Qoobey.