Hot Topics

Madaxweyne Deni oo kulan la yeelanaya Wafti ka socda Beesha Caalamka

Wafti ka socda Beesha Caalamka ayaa xalay ku hoyday Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, iyagoo saaka kulan la yeelanaya Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni.

Kulanka ayaa looga hadlayaa xaalada cakarin ee Dalka iyo sidii Puntland ay Hormuud uga sii ahaan laheyd dhameystirka heshiiskii Doorashooyinka ee 17-September lagu saxiixay Magaalada Muqdisho.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.