Hot Topics

VIDEO: Puntland oo mamnuucday deegaameynta dooxooyinka Bixin iyo Wow

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka & Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Hon. Mohamed A. Dhabancad, oo ay Wehliyaan Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dawladda Puntland. Iyo Gudoomiyaha Gobalka Nuugaal, ayaa awaamiir kasoo saaray Dadka ku hubsanaya dhulka xoola daaqeenka ah ee dooxooyinka Bixin iyo Wow.